admin, Author at Qaran Printing Press https://qaranprinting.com/author/admin/ Official Website of Qaran Printing Press Tue, 26 Mar 2024 20:01:53 +0000 en-US hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.1.6 https://i0.wp.com/qaranprinting.com/wp-content/uploads/2023/01/cropped-Qaran-Printing-Logo-e1674999863933.png?fit=32%2C32&ssl=1 admin, Author at Qaran Printing Press https://qaranprinting.com/author/admin/ 32 32 229691664 Bishaar- bishaaro waxa loogu bishaaraynayaa dhammaan waalinidiinta ay caruutoodu…. https://qaranprinting.com/2022/03/31/hello-world/ https://qaranprinting.com/2022/03/31/hello-world/#comments Thu, 31 Mar 2022 08:43:00 +0000 https://qaranprinting.com/?p=1 Bishaar- bishaaro waxa loogu bishaaraynayaa dhammaan waalinidiinta ay caruutoodu dhigato dugsiyada hoose ee Puntland in shirkadda qaran printing company oo kaashanaysa wasaaradda wax-barashada Puntland ay daabacday manhajka dugsiyada hoose oo ku qoran luuqadaha soomaaliga, carabiga iyo English, Waxaadna ka heli kartaa buugtaas madabacdaha risaala stationary and book shop iyo badar stationary and business centre xafiisayadooda …

Bishaar- bishaaro waxa loogu bishaaraynayaa dhammaan waalinidiinta ay caruutoodu…. Read More »

The post Bishaar- bishaaro waxa loogu bishaaraynayaa dhammaan waalinidiinta ay caruutoodu…. appeared first on Qaran Printing Press.

]]>
Bishaar- bishaaro waxa loogu bishaaraynayaa dhammaan waalinidiinta ay caruutoodu dhigato dugsiyada hoose ee Puntland in shirkadda qaran printing company oo kaashanaysa wasaaradda wax-barashada Puntland ay daabacday manhajka dugsiyada hoose oo ku qoran luuqadaha soomaaliga, carabiga iyo English,

Waxaadna ka heli kartaa buugtaas madabacdaha risaala stationary and book shop iyo badar stationary and business centre xafiisayadooda iyo xarumahooda kala duwan, hadaba waalid horey ugaara xarumahaas si ay ubadkaagu u helaan manhajkooda wax-barasho oo dhamaystiran,

Waxaad kala xiriiri kartaa RISAALA STATIONERY AND BOOKSHOP

Bosaso 0906796667

Garowe 0907789527

Galkacyo 0905680000

Sidoo kale BEDER STATIONERY AND BUSINESS CENTER waxaad ka heli kartaa xafiisayadeda kala duwan

Bosaso 0907798996

Qardho 0907798447

Garowe 0907793076

Waxaad kaloo la xiriiri kartaa shirkadda daabacaadda qaran printing company oo aad kaheli kartaa 0906617636,

Mahadsanidin

The post Bishaar- bishaaro waxa loogu bishaaraynayaa dhammaan waalinidiinta ay caruutoodu…. appeared first on Qaran Printing Press.

]]>
https://qaranprinting.com/2022/03/31/hello-world/feed/ 2 1
Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa Dugsiga Agoomaha ee Garoowe…. https://qaranprinting.com/2022/03/07/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-ayaa-dugsiga-agoomaha-ee-garoowe/ https://qaranprinting.com/2022/03/07/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-ayaa-dugsiga-agoomaha-ee-garoowe/#respond Mon, 07 Mar 2022 15:02:00 +0000 https://qaranprinting.com/?p=685 Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa Dugsiga Agoomaha ee Garoowe maanta ka daah-furay qaybinta Manhajka Dugsiyada hoose ee Puntland waxaana qoray Wasaarada Waxbarashada Puntland ayna soo daabacday Shirkada Qaran Printing.

The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa Dugsiga Agoomaha ee Garoowe…. appeared first on Qaran Printing Press.

]]>
Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa Dugsiga Agoomaha ee Garoowe maanta ka daah-furay qaybinta Manhajka Dugsiyada hoose ee Puntland waxaana qoray Wasaarada Waxbarashada Puntland ayna soo daabacday Shirkada Qaran Printing.

The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa Dugsiga Agoomaha ee Garoowe…. appeared first on Qaran Printing Press.

]]>
https://qaranprinting.com/2022/03/07/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-ayaa-dugsiga-agoomaha-ee-garoowe/feed/ 0 685
Halkaan ka fiirso buugta manhajka puntland https://qaranprinting.com/2022/03/01/halkaan-ka-fiirso-buugta-manhajka-puntland/ https://qaranprinting.com/2022/03/01/halkaan-ka-fiirso-buugta-manhajka-puntland/#respond Tue, 01 Mar 2022 15:04:00 +0000 https://qaranprinting.com/?p=692 Hoos ka fiiri sawiradda Buugta Manhajka ardayga iyo Macalinka ee iskuuladda hoose Puntland.

The post Halkaan ka fiirso buugta manhajka puntland appeared first on Qaran Printing Press.

]]>
Hoos ka fiiri sawiradda Buugta Manhajka ardayga iyo Macalinka ee iskuuladda hoose Puntland.

The post Halkaan ka fiirso buugta manhajka puntland appeared first on Qaran Printing Press.

]]>
https://qaranprinting.com/2022/03/01/halkaan-ka-fiirso-buugta-manhajka-puntland/feed/ 0 692