Qaran Printing Press https://qaranprinting.com/ Official Website of Qaran Printing Press Tue, 26 Mar 2024 20:01:53 +0000 en-US hourly 1 https://wordpress.org/?v=6.1.6 https://i0.wp.com/qaranprinting.com/wp-content/uploads/2023/01/cropped-Qaran-Printing-Logo-e1674999863933.png?fit=32%2C32&ssl=1 Qaran Printing Press https://qaranprinting.com/ 32 32 229691664 Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo ku dhawaAQDAY HALKA UU KA IMAANAYO imtixaanka fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe ee Puntland. https://qaranprinting.com/2024/03/26/wasaaradda-waxbarashada-puntland-oo-ku-dhawaaqday-halka-uu-ka-imaanayo-imtixaanka-fasalka-8aad-ee-dugsiyada-dhexe-ee-puntland/ https://qaranprinting.com/2024/03/26/wasaaradda-waxbarashada-puntland-oo-ku-dhawaaqday-halka-uu-ka-imaanayo-imtixaanka-fasalka-8aad-ee-dugsiyada-dhexe-ee-puntland/#respond Tue, 26 Mar 2024 14:16:30 +0000 https://qaranprinting.com/?p=795 Dhammaan Guddoomiyeyaasha Waxbarashada gobollada iyo degmooyinka, maamulayaasha dugsiyada dhexe ee Puntland, macallimiinta dugsiyada dhexe ee Puntland, ardayda fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe ee Puntland iyo waaliddiinta jecel ilmahooda waxbarashadooda waxaa lagu wargalinayaa in imtixaanka fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe ee Puntland uu ka imaan doono manhajka cusub ee fasalka 8aad oo dhawaan loo qaybiyey goobaha …

Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo ku dhawaAQDAY HALKA UU KA IMAANAYO imtixaanka fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe ee Puntland. Read More »

The post Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo ku dhawaAQDAY HALKA UU KA IMAANAYO imtixaanka fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe ee Puntland. appeared first on Qaran Printing Press.

]]>
Dhammaan Guddoomiyeyaasha Waxbarashada gobollada iyo degmooyinka, maamulayaasha dugsiyada dhexe ee Puntland, macallimiinta dugsiyada dhexe ee Puntland, ardayda fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe ee Puntland iyo waaliddiinta jecel ilmahooda waxbarashadooda waxaa lagu wargalinayaa in imtixaanka fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe ee Puntland uu ka imaan doono manhajka cusub ee fasalka 8aad oo dhawaan loo qaybiyey goobaha waxbarashada ee dugsiyada Puntland.

Waxay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland faraysaa maamulayasha dugsiyada dhexe ee Puntland iyo macallimiintooda inay raacaan buugga hagaha macallinka iyo buugga ardayga ee fasalka 8aad.

Manhajkan cusub ayaa kaalin mug leh ka qaadan doono sidii kor loogu qaadi lahaa tayada waxbarashada iyo sidii loo heli lahaa waxbarasho heer sare ah.

Manhajka cusub ee la hirgeliyey sannadkii 2023 ayaa ah mid ku qotoma aqoon iyo xirfad ku habboon ardayda oo lagu daray waxbarashada akhlaaqda, sidaa awgeed waxa uu door weyn ka qaadan doonaa buuxinta galdaloolooyinka dhinaca waxbarashada.

Manhajkan innagaa diyaarsannay, waa mid ku salaysan dhaqankeenna tayo ahaan iyo fahan ahaanba waa mid anfacaya ardaydeenna. Sidaasi darteed, waxaan idinku boorrinaynaa in aad si fiican ula socotaan aqoonta ubadkeenna iyo akhlaaqdooda.

The post Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo ku dhawaAQDAY HALKA UU KA IMAANAYO imtixaanka fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe ee Puntland. appeared first on Qaran Printing Press.

]]>
https://qaranprinting.com/2024/03/26/wasaaradda-waxbarashada-puntland-oo-ku-dhawaaqday-halka-uu-ka-imaanayo-imtixaanka-fasalka-8aad-ee-dugsiyada-dhexe-ee-puntland/feed/ 0 795
Bishaar- bishaaro waxa loogu bishaaraynayaa dhammaan waalinidiinta ay caruutoodu…. https://qaranprinting.com/2022/03/31/hello-world/ https://qaranprinting.com/2022/03/31/hello-world/#comments Thu, 31 Mar 2022 08:43:00 +0000 https://qaranprinting.com/?p=1 Bishaar- bishaaro waxa loogu bishaaraynayaa dhammaan waalinidiinta ay caruutoodu dhigato dugsiyada hoose ee Puntland in shirkadda qaran printing company oo kaashanaysa wasaaradda wax-barashada Puntland ay daabacday manhajka dugsiyada hoose oo ku qoran luuqadaha soomaaliga, carabiga iyo English, Waxaadna ka heli kartaa buugtaas madabacdaha risaala stationary and book shop iyo badar stationary and business centre xafiisayadooda …

Bishaar- bishaaro waxa loogu bishaaraynayaa dhammaan waalinidiinta ay caruutoodu…. Read More »

The post Bishaar- bishaaro waxa loogu bishaaraynayaa dhammaan waalinidiinta ay caruutoodu…. appeared first on Qaran Printing Press.

]]>
Bishaar- bishaaro waxa loogu bishaaraynayaa dhammaan waalinidiinta ay caruutoodu dhigato dugsiyada hoose ee Puntland in shirkadda qaran printing company oo kaashanaysa wasaaradda wax-barashada Puntland ay daabacday manhajka dugsiyada hoose oo ku qoran luuqadaha soomaaliga, carabiga iyo English,

Waxaadna ka heli kartaa buugtaas madabacdaha risaala stationary and book shop iyo badar stationary and business centre xafiisayadooda iyo xarumahooda kala duwan, hadaba waalid horey ugaara xarumahaas si ay ubadkaagu u helaan manhajkooda wax-barasho oo dhamaystiran,

Waxaad kala xiriiri kartaa RISAALA STATIONERY AND BOOKSHOP

Bosaso 0906796667

Garowe 0907789527

Galkacyo 0905680000

Sidoo kale BEDER STATIONERY AND BUSINESS CENTER waxaad ka heli kartaa xafiisayadeda kala duwan

Bosaso 0907798996

Qardho 0907798447

Garowe 0907793076

Waxaad kaloo la xiriiri kartaa shirkadda daabacaadda qaran printing company oo aad kaheli kartaa 0906617636,

Mahadsanidin

The post Bishaar- bishaaro waxa loogu bishaaraynayaa dhammaan waalinidiinta ay caruutoodu…. appeared first on Qaran Printing Press.

]]>
https://qaranprinting.com/2022/03/31/hello-world/feed/ 2 1
Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa Dugsiga Agoomaha ee Garoowe…. https://qaranprinting.com/2022/03/07/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-ayaa-dugsiga-agoomaha-ee-garoowe/ https://qaranprinting.com/2022/03/07/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-ayaa-dugsiga-agoomaha-ee-garoowe/#respond Mon, 07 Mar 2022 15:02:00 +0000 https://qaranprinting.com/?p=685 Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa Dugsiga Agoomaha ee Garoowe maanta ka daah-furay qaybinta Manhajka Dugsiyada hoose ee Puntland waxaana qoray Wasaarada Waxbarashada Puntland ayna soo daabacday Shirkada Qaran Printing.

The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa Dugsiga Agoomaha ee Garoowe…. appeared first on Qaran Printing Press.

]]>
Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa Dugsiga Agoomaha ee Garoowe maanta ka daah-furay qaybinta Manhajka Dugsiyada hoose ee Puntland waxaana qoray Wasaarada Waxbarashada Puntland ayna soo daabacday Shirkada Qaran Printing.

The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa Dugsiga Agoomaha ee Garoowe…. appeared first on Qaran Printing Press.

]]>
https://qaranprinting.com/2022/03/07/madaxweyne-ku-xigeenka-puntland-ayaa-dugsiga-agoomaha-ee-garoowe/feed/ 0 685
Halkaan ka fiirso buugta manhajka puntland https://qaranprinting.com/2022/03/01/halkaan-ka-fiirso-buugta-manhajka-puntland/ https://qaranprinting.com/2022/03/01/halkaan-ka-fiirso-buugta-manhajka-puntland/#respond Tue, 01 Mar 2022 15:04:00 +0000 https://qaranprinting.com/?p=692 Hoos ka fiiri sawiradda Buugta Manhajka ardayga iyo Macalinka ee iskuuladda hoose Puntland.

The post Halkaan ka fiirso buugta manhajka puntland appeared first on Qaran Printing Press.

]]>
Hoos ka fiiri sawiradda Buugta Manhajka ardayga iyo Macalinka ee iskuuladda hoose Puntland.

The post Halkaan ka fiirso buugta manhajka puntland appeared first on Qaran Printing Press.

]]>
https://qaranprinting.com/2022/03/01/halkaan-ka-fiirso-buugta-manhajka-puntland/feed/ 0 692