Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa Dugsiga Agoomaha ee Garoowe….

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa Dugsiga Agoomaha ee Garoowe maanta ka daah-furay qaybinta Manhajka Dugsiyada hoose ee Puntland waxaana qoray Wasaarada Waxbarashada Puntland ayna soo daabacday Shirkada Qaran Printing.

0 thoughts on “Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa Dugsiga Agoomaha ee Garoowe….”

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *