admin

Bishaar- bishaaro waxa loogu bishaaraynayaa dhammaan waalinidiinta ay caruutoodu….

Bishaar- bishaaro waxa loogu bishaaraynayaa dhammaan waalinidiinta ay caruutoodu dhigato dugsiyada hoose ee Puntland in shirkadda qaran printing company oo kaashanaysa wasaaradda wax-barashada Puntland ay daabacday manhajka dugsiyada hoose oo ku qoran luuqadaha soomaaliga, carabiga iyo English, Waxaadna ka heli kartaa buugtaas madabacdaha risaala stationary and book shop iyo badar stationary and business centre xafiisayadooda …

Bishaar- bishaaro waxa loogu bishaaraynayaa dhammaan waalinidiinta ay caruutoodu…. Read More »