Bishaar- bishaaro waxa loogu bishaaraynayaa dhammaan waalinidiinta ay caruutoodu….

Bishaar- bishaaro waxa loogu bishaaraynayaa dhammaan waalinidiinta ay caruutoodu dhigato dugsiyada hoose ee Puntland in shirkadda qaran printing company oo kaashanaysa wasaaradda wax-barashada Puntland ay daabacday manhajka dugsiyada hoose oo ku qoran luuqadaha soomaaliga, carabiga iyo English,

Waxaadna ka heli kartaa buugtaas madabacdaha risaala stationary and book shop iyo badar stationary and business centre xafiisayadooda iyo xarumahooda kala duwan, hadaba waalid horey ugaara xarumahaas si ay ubadkaagu u helaan manhajkooda wax-barasho oo dhamaystiran,

Waxaad kala xiriiri kartaa RISAALA STATIONERY AND BOOKSHOP

Bosaso 0906796667

Garowe 0907789527

Galkacyo 0905680000

Sidoo kale BEDER STATIONERY AND BUSINESS CENTER waxaad ka heli kartaa xafiisayadeda kala duwan

Bosaso 0907798996

Qardho 0907798447

Garowe 0907793076

Waxaad kaloo la xiriiri kartaa shirkadda daabacaadda qaran printing company oo aad kaheli kartaa 0906617636,

Mahadsanidin

2 thoughts on “Bishaar- bishaaro waxa loogu bishaaraynayaa dhammaan waalinidiinta ay caruutoodu….”

  1. так хотел посмотреть….а теперь растроен…я ожидал чего-то большего…
    турецкие сериалы онлайн, https://yogicentral.science/wiki/User:Angelica20B стали настоящим хитом среди зрителей. Их произведения искусства пленяют интересным сюжетом, захватывающими персонажами и красочной визуализацией. В последние годы количество поклонников возрастает. Не упустите возможность посмотреть шедевральные истории на удобных платформах, где турецкие сериалы онлайн доступны для зрителей из любой точки мира.

    Your comment is awaiting moderation.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *