Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo ku dhawaAQDAY HALKA UU KA IMAANAYO imtixaanka fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe ee Puntland.

Dhammaan Guddoomiyeyaasha Waxbarashada gobollada iyo degmooyinka, maamulayaasha dugsiyada dhexe ee Puntland, macallimiinta dugsiyada dhexe ee Puntland, ardayda fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe ee Puntland iyo waaliddiinta jecel ilmahooda waxbarashadooda waxaa lagu wargalinayaa in imtixaanka fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe ee Puntland uu ka imaan doono manhajka cusub ee fasalka 8aad oo dhawaan loo qaybiyey goobaha …

Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo ku dhawaAQDAY HALKA UU KA IMAANAYO imtixaanka fasalka 8aad ee dugsiyada dhexe ee Puntland. Read More »